iigu imow xayeysiin guuleysata.
Waxaan kuu sameyn doonaa xayeysiin ay saxanyihiin dhammaan halbeegyadeeda iyo qaacidooyinkeeda iyadoo loo marayo waddo saxan.
waxaan ahay Abdinur osman abdullahi kaasoo xirfadan kushaqeenayay inkabadn sanad.
Ma ogtahay isticmaalka baraha bulshada inuu yahay meesha ugu badan ee maanta la isticmaalo sidoo kale maogtahay inkabadan 3bilyan dad ah iney si maalinle ah keliya facebook uisticmaalaan taasoo kadhigan hadii uu ganacsigaaga kamaqanyahay baraha bulshada inuu wax weyn kadhimanyahay ama macaamiil badan aad kaqaday.
waxaan kuu sameyn doonaa xayeysiin aad ku ogeysiineysid ama aad kubaraarujineysid bulshada inaad gaancsigan soo kordhisay ama fursadan ay ka faaiideystaan.
waxaan kuu sameyn doonaa xayeysiin aan kuugu korinayo followerskaaga facebook iyo instagram.
waxaan kuu sameyn doonaa xayeysiin sitoosa aad alaabtaada ugu heli kartid macaamiisha ku haboon iyadoo laguugu xirayo meelo ay kaala soo xiriiraan.
waxaan kuu sameyn doonaa xayeysiin ku aadan iney dadka ka falceliyaan barahaaga bulshada.
Compare Packages
- Revisions
- Delivery time
- Sameynta page
- Hagaajinta qaabka xayeysiinta
- Naqshadeynta posters-ka isbuucii
- Video promotion
- Latalin bilaasha
- xiriir joogta ah
- muddada xayeysiinta 1 bil
- Charges
Basic
-
$150
Standard
-
$250
Premium
-
$450