Voice somali recorder
Waxaan xirfad fiican u leeyahay duubista codka afsoomaaliga iyo turjumida luuqadaha Somali, Swedish iyo English. Waxaan la shaqeeyay shirkad ku taala wadanka sweden oo la dhaho Worldish, waxaanan la shaqeynayay 2018 ilaa 2023. Meelo kale oo kala duwan ayaan kala shaqeeyay xaga turjumaada iyo cod duubista wadanka UK. Waxaan huba inaad ku qanci doontid adeegayaga iyo wada shaqeyntayada.
Compare Packages
- Revisions
- Delivery time
- Voice Somali Recorder
- Charges
Basic
-
$10
$20
Standard
-
$15
$25
Premium
-
$20
$30