Waxaan ku dhisidoona Website WordPress oo dhameystiran.
No Review
No Order

Waxaan ku dhisidoona Website WordPress oo dhameystiran.

Soo dhawaw macaamiil, Ma waxaad dooneysay in lagu sameeyo Website Cusub ama dib u     habenyn? Anigu Waxaan leeyahy 5+ sano oo khibrad ah dhanka sameynta Website - yada iyo naqshadeynta iyo horumarinta halkaan waxaan u joogaa inaan ka saacido.


Dhammaan adeegyada aan bixino waxaa ka mid ah:


  • Design gaar ah (Special Desig).
  • Sameynta Hosting iyo Domail.
  • Wadashaqeyn joogta ah (Regularly Communication)
  • Damaanad buuxda iyo adeeg hufan.
  • Naqshad soo jiidasho leh. (Inttractive Design).
  • Sameynta Qaabka lacag bixinta (Payment gateway  setup)

Adeeyada lagu qabanaayo marka website lagugu wareejiyo


waxaan bixinayaa adeeg lacag la'aan ah si aan u xaliyo ciladaha Websita ka 5 maalmood     gudahood ka dib markaad u xaqiijiso howsha inaan dhameeyey.


Fadlan ila soo xariir ka hor inta aadan dalban si aan kugu tilmaamo qeybta saxda ah ee ku    fiican Website -kaga.

 Mahadsanid


Mohamed Bakal Inactive

Web developer · Nairobi, Kenya

Compare Packages

  • Revisions
  • Delivery time
  • Website shaqeynayo
  • Naqshad soo jiidasho leh
  • Habeynta hosting - ka
  • Hagaajinta xawaaraha website-ka
  • Habka lacag bixinta
  • Hosting iyo Domain bilaash ah
  • ku shubida plugins/extentions
  • Charges

Basic

  • 3
  • Less than a week
  • $100

Standard

  • 4
  • Less than a week
  • $150

Premium

  • 8
  • Less than a week
  • $220