waxaan ku sameyndona muqaaLo nocey ahadan
KUSO DHOWOW GACMO FURAN MACMIIL
WAXAN KUSAMEYNDONA HADU EEBE IDMO MUUQAALO NOCA AAD RABTO WAXAANA ULEEYAHAY
MUQALSAMEYNTA XIRFAD MUDDO DHAN ONE YEAR MUQALADADANA WAXAN KA DHIGI DOONAA KUWO
AAD UQURUXBADAN WAADNA KAHELI DOONTAA HADU EEBE IDMO.
OK MAXA KAMID AH MUQALADA AAN KUSAMEYNDONO ?
- MUUQAALADA AROOSYADA.
- MUUQAALADA XAFLADAHA.
- MUUQAALADA KHUDBADAHA.
- MUUQAALADA DHIIRI GALINTA AH.
- MUUQAALADA WARARKA.
- MUUQAALADA CASHIRAANTA.
- MUUQAALADA FALOOGA AH.
- MUUQAALADA CUNTA KARINTA.
- MUUQAALADA SHORTS KA AH.
- MUUQAALADA DHADHEER.
IWM.
OGSONOW MUQALADAN KU SAMEYO WAXAD KUBAHIN KARTAA BARAHA BULSHADA NOCYADODA
KALA DUWAN.
SIDA>.
- YOUTUBR .
- TIKYOK.
- FACEBOOK.
- X.
- INSTAGRAM.
- IWM.
WAAN KUFARAXSANAHAY INAAN KAMID NOQDO XIRFADLAYDA KUDHEXSUGAN MASHRUUCAN EE
{XULUUL}.
HADAAD INTAN SO GAAR TAY AAD AYAAN KAAGA MAHAD CELINAYAA IXTIRAAMKAGA IYO WAQTIGA
AAD GALISAY AKHRINTAADA WAXAN KULEYAHAY NOOLOOW.
MAHADSANIDIN DHAMANTIIN
Compare Packages
- Revisions
- Delivery time
- VIDEO
- Charges
Basic
-
$30
Standard
-
$40
Premium
-
$50