i will design amazing youtube thumbnail in 48hours
No Review
No Order

i will design amazing youtube thumbnail in 48hours

Asallamu alleykum kusoo dhawoow Youtube thumbnail design project.

waxaan ahay abdullahi seyroon, talented thumbnail desinger, waxaan sameeya thumbnail isha soo jiidanaayo hadane xambaarsan story-ga video-ga. Waxaan jeclahay hal-abuurnimada waxaanan ku dhex jiraa thumbnail design-ka ku dhawaad 2 sano. Aan wada shaqayno si aan fikradahaaga uga dhigno sawiro cajiib ah!"

Hadii aad rabto inaad hesho views badan youtube channel-kaaga waa inaa heesato youtube thumbnail soo jiidasho leh, kaas oo kuu ogolaan doono inaad gaarsiiso dadka waxa aa rabto ereyo kooban aad ne hesho views badan.

Maxaad gig-geyga ku dooran: 

  •  waxaan ku taqasusay photoshop iyo social media design
  • waxaad iga heli Professional design
  • waxaad iga heli doontaa jawaab dagdag
  • Thumbnail size Full HD (1980x1080)
  • Waxaad iga heli Hight Quality thumbnil

Abdullahi Osman Inactive

Graphic designer, thumbnail designer · Banaadir, Somalia

Compare Packages

  • Revisions
  • Delivery time
  • 1 YouTube Thumbnail Full HD + Source File + VIP Support
  • Charges

Basic

  • 1
  • 1 Days
  • $15
    $30

Standard

  • 3
  • 1 Days
  • $25
    $50

Premium

  • 1000
  • 3 Days
  • $40
    $70