Waxan ganacsigaaga kugu samaynaya suuqgeynta  baraha bulshada
No Review
No Order

Waxan ganacsigaaga kugu samaynaya suuqgeynta baraha bulshada

sida aan wada ognahnay waa laga sii guurayaa in badeecad iyo adeeg lagu xayaysiisto "TV ama idaacad" sababtuna waxay tahay waqtigan la joogo in aysan dadka intooda badan aysan daawanin TV ama aysan dhagaysan idaacad, dunida waxay u guurtay suuqgeynta casriga ah, hadaba si aadan uga harin ganacsiyada dhigaaga ah ee isticmaala suuqgeynta casriga ah, waxaan diyaar u ahay in aan howshaas ku qabto, oo aan kala shaqeeyo sidii  ganacsigaaga ku  gaari lahaa  dhamaan gayiga ay soomaalidu ay dagto, anigoo kugu samaynaya ganacsigaaga  suuqgeynta baraha bulshada, baraha bulshada waxa isticmaala boqolaal kun oo soomaali ah, taas oo ka caawineysa in ganacsigaaga si fudud iyo waqti yar u gaaro boqolalkas kun, ganacsigaagana la barto.


Maxaad ugu baahan tahay social media marketer?


1: macaamiishaadu waxay joogaan baraha bulshada.

Waxa jira ku dhawaad 4 bilyan oo qof oo isticmaala baraha bulshada, tirada intaas way kasii badan kartaa sanad kasta. macaamiishadu waxay isticmaalaan baraha bulshada si maalinla ah, aad ayayna muhiim u tahay in ganacsigaaga ka soo muuqdo baraha bulshada, kuna soo bandhigto badeecadaada ama adeegaaga, tani waxay kaa caawineysa in ganacsigaaga gaaro malaayin qof lana barto. hadaba waxaad u baahan tahay social media marketer kala shaqeeyo hormarinta mehradaada ee dhanka baraha bulshada.


2:Xiriirka adiga iyo macaamiishaada.

waxaad u baahan tahay in macaamiishaada dhageysato baahidooda daboosho, tabashadooda aad xaliso, sido kale faallooyinka “comments” ka bixisid posts aad so dhigto baraha bulshada waa in aad si positive ah ugu falcelisaa. hadaba waxaad u baahan tahay social media manager, qof 24 saac ku maamulo xisaabadka ganacsigaaga ee baraha bulshada u jawaaba macaamiisha, ka falceliya comments-ka sona nashqadeeyo posters design iyo motion graphics so jiidanayo indhaha macaamiisha. waxan diyaar u ahay in an ku maamulo kuna qurxiyo xisaabadka ganacsigaaga ee baraha bulshada.


ahmed mohamed Inactive

social media marketing · Banaadir, Somalia

Compare Packages

  • Revisions
  • Delivery time
  • posters design
  • motion graphics
  • facebook ads management
  • instgram ads management
  • facebook page management
  • instagram management
  • Charges

Basic

  • 3
  • Less than a week
  • 10
  • 2
  • $50

Standard

  • 5
  • Less than a week
  • 20
  • 4
  • $70

Premium

  • 1000
  • Less than a week
  • 30
  • 6
  • $100