waxaan kuu sameynaya website wordpress
No Review
No Order

waxaan kuu sameynaya website wordpress

Waxaan lee yahay 2+ sanno oo khibrad ah dhanka nashqadeynta websiteyada , Hadii aad dooneyso website

cusub in laguu sameeyo,  Waxad diyaar u ahay in aan kuu caawiyo si heersare ah .


Dhammaan xirmooyinka waxay leeyihiin

1.Naqshad gaar ku ah (Unique Design)

2.Amniga adag (Security optimized)

3.Naqshad responsive ah (Responsive design)

4.logo

Nooca websityada aan sameeyo

1. Blog , nooca aad jeceshay iyo midabka aad jeceshay

2. Personal Portfolio

Fadlan fariin ii soo dir ka hor intaanad dalban si aan kuugu hago xirmada saxda ah ee ku habboon website-kaaga.

xamda cali Inactive

web designer · Woqooyi Galbeed, Somalia

Compare Packages

  • Revisions
  • Delivery time
  • website shaqaynaya
  • Free domain and hostin
  • responsive
  • Amaan adag (ssl)
  • Plugins
  • free logo
  • xawaaraa websiteka
  • halka lagaala so xidhiidhayo
  • 3-5 pages
  • Charges

Basic

  • 2
  • 3 Days
  • $50

Standard

  • 4
  • Less than a week
  • $70

Premium

  • 6
  • Less than a week
  • $90