Waxaan kuu dhisi website WordPress dhamaystiran

Waxaan kuu dhisi website WordPress dhamaystiran

Ma waxaad raadineysaa website cusub ama dib u habeyn? Waxaan leeyahay 7+ sano oo waayo-aragnimo ah xagga naqshadaynta iyo horumarinta website-yada waxaanan halkan u joogaa inaan kaa caawiyo.


Dhammaan xirmooyinka waxaa ku dira:


  • ️️️Naqshad gaar ah (Unique Design)
  • Amniga waan adkeen (Security optimized)
  • Naqshad responsive ah (Responsive design)
  • Samaynta qaabka lacag bixinta (Payment gateway setup)
  • Doorashada wada sheekaysiga tooska ah (Live chat option), iwm


Xirmada premium-ka ecommerce waxaa ka mid ah:

  • ️️️Bakhaarka u beddel goob suuq ah oo iibiyayaal badan (Turn store into a multi-vendor marketplace)
  • ️️️Luuqado badan iyo Lacago kala duwan (Multi-Language and Currency)
  • ️️️Alaabta Dijital ah (️️️ Digital Products)
  • ️️️Heerarka dhoofinta ️️️(Shipping system)
  • Nidaamka kuuban-ka (Discount coupon system)
  • ️️️Irid lacag bixineed (Payment Gateway), iwm

Fadlan fariin ii soo dir ka hor intaanad dalban si aan kuugu hago xirmada saxda ah ee ku habboon website-kaaga.

Abdihakin Elmi Inactive

Developer and UI/UX Designer · Banaadir, Somalia

Compare Packages

  • Revisions
  • Delivery time
  • Website shaqeenayo
  • Naqshad responsive ah
  • Ganacsi (E-commerce functionality)
  • Habka lacag bixinta
  • Hagaajinta xawaaraha website-ka
  • Habaynta hosting-ka
  • Hosting & Domain bilaash ah
  • Rakibida Plugins/Extensions
  • Donation
  • Custom Development
  • Charges

Basic

  • 3
  • Less than a week
  • 7
  • $500

Standard

  • 3
  • Less than a week
  • 15
  • $800

Premium

  • 1000
  • Less than a month
  • 25
  • $1,500

Feedback & Reviews

author

Ahmed Jama

Banaadir, Somalia

Jan 3, 2024

5

Aad baan uga helay sida uu shaqada iigu qabtay iyo jawaabtiisa oo mar walbo degdeg aheed. Mahadsanid Abdihakin Elmi

author

Ahmed Jama

Banaadir, Somalia

Jan 14, 2024

5